Sheekooyin Qosol badan Reer Mudug
Sheekooyin Qosol badan Reer Mudug
1. Xariif
reer Mudug ah oo ay labada ilkood oo hore ka maqan yihiin, ayaa Gabar u
shukaansi doontay qoftii siduu ugu sheekeynayay ayey ku tiri:
Xabiibi, waan qoyay. Markaas buu ku
yiri:
Hadalkeyga miyaa dareen kugu beeray?
Gabadhi oo su’aashiisa ka
jawaabeyso ayaa ku tiri: Maya ee markaad hadleyso calyaa ka daadaneyso.
2. Mid
reer mudug ah baa exam ama imtixaan u fadhistay markuu waxba ka shaqayn waayay bu
warqada meesha u danbaysa kaga qoray
Aamuskaygu kama turjumayo jaahilnimadayda balse qoraal kuma so koobi karo Waxa
maskax dayda ka guuxaya
Malinki Natijada la bixinayayba Waxay ugu so qoreen.
Dhicitaankaagu kama
turjumayso fashilkaaga
Balse indha adaygaga waxad ku mutaysatay
1 sano oo dheeri ah inaad nala si jogto
3. Mid Reer Mudug ah baa la weydiiyay: "Geesinnimo iyo
indha-adeyg maxay kala yihiin
Tusaale ka bixi”
Kulahaa: Geesinnimo waa inaad Makhaayad ka Cuntaysid kadibna aad
iska baxdid adigoo aanan Lacagti bixin.
Indha-adeygna waa inaad Berrito kusoo Laabatid isla Makhaayadii.
4. Mid tuug ah oo reer mudug ah baa alaab
sooxaday,
Waxaa
layiri dhaaro in aadan alaabtas akrin wuxuu ku dhaartay kitaabka jaamaca ma
arkin ayadoo halkas shekadu marayso baa waxaa waxaa arkay mid kale oo reer
mudug ah suu yiri War kaleexda
"waryaa war qoodhahaaga, iyo xiraadada alaabtas ma aadan arah miyaah"
Markaas intuu alaabtii uu soo xaday dhulka ku
tuurey buu yiri "abahaa lagub war nin raga waxaas luguma dhaarshee watase
qaado!!! "
5. Oday reer mudug ah
oo dameer saran baa mid sxibkis ah arkay, suu yiri bal kawaran adiga inta aan
ku garan wayey baan dameerkaga gartay,
Odaygii isagoon is
dhibin buu yiri adeer dameeruhu ayagaa is garta.
Comments
Post a Comment